Laftagareen iyo Qoor-qoor oo ka qeyb galay shir Wadatashi ah oo Baydhabo ka socda (Sawirro)

Madaxda maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Abdi Kaariye Qoor-qoor ayaa ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka oo Maalmahan Baydhabo ka socday. Shirkan wadatashiga ayaa u dhaxeeyay Xildhibaanada Dooran labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo doortay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada … Continue reading Laftagareen iyo Qoor-qoor oo ka qeyb galay shir Wadatashi ah oo Baydhabo ka socda (Sawirro)